Deeq lacageed oo lagu wareejiyay gabar danyar ah oo ku xanuunsan Baladweyne.

0
165

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan lacageed oo gaareysa $1,300 isla markaana ay bixiyeen dad maxsiniin Soomaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa ayaa la gaarsiiyay Ikraan Maxamed Cali oo ah gabar danyar ah islamarkana ku nool xaafadda kooshin ee Magaalada Baladweyne taasoo dhawaan la dhigay isbitaalka Rajo.

Warbixinta waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.