Deeq lacageed oo lagu wareejiyay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

0
227

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa 100 kun oo dollar ku wareejisay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxaana madasha lagu warejinayey lacagta goob joog ahaa gudiga taakuleynta suuqa bakaaraha iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda Hormuud Salaam Foundation.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.