Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 2000 kun oo doolar ayaa lagu wareejiyay Guddiga abaaraha Gobolka Owdal.
Deeqdan lacagaleed ayaa waxaa iska soo uruuriyay ardeyda 40 sano kahor kabaxay dugsiga Shiiq Cali Jowhar ee Boorama.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


