Deeq lacageed oo lagu wareejiyay gudiga masjidka Sheekh Cabdi Cumar ee Degmada Warsheekh.

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey’adda samafalka ee Koogaar Foundation ayaa Deeq lacageed oo dhan ($15,500) Dollar oo aay uga qeyb qaadanayaan dhismaha masjidka Sheekh Cabdi Cumar ee Degmada Warsheekh ku wareejiyeen gudiga gacanta kuhayo dhismaha masjidka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi