Deeq lacageed oo lagu wareejiyay maamulka iskuulka hoose iyo dhaxe ee degmada Luuq.

0
62

Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Degmada Luuq ee gobolka Gedo Daahir Muxumed Nuur iyo gudoomiye kuxigeenka degmada ayaa Deeq lacag ah ku wareejiyay maamulka iskuulka hoose iyo dhaxe ee Deqgamada luuq.

Lacagtaan lagu wareejiyay maamulka iskuulka luuq ayaa ah mid lagu talagay in la siiyo ardayda dhigato fasalka 8-aad si aay isaga baxshaan lacagta aay ku galayaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhaxe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdimajiid Aweys Isaaq.