Deeq lacageed oo loo qeybiyay caruur ku nool magaalada Balanbal

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Mu’asasada al-raxma oo ka shaneeyso Dad mux siniin ah ayaa ku dhawaad 40 qoys oo isugu jiray Agoon iyo danyar lacag ciidsiin ah ugu qaybisay degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud.

Madasha caruurta loogu qeybiniyay lacagta ayaa waxaa goob joog ka ahaa culumu udiin iyo qaar kamid ah walidiinta caruurtaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.