Deeq lacageed oo loo qeybiyay haweenka danyar ee ka shaqeeya nadaafadda gobolka Banaadir.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay adda Hormuud Salaam Foundation ayaa magaalada Muqdisho deeq lagaceed ugu qaybisay Haweenka danyarta ah ee ka shaqeeya Nadaafadda gobolka Banaadir.

Deeqdaan lacageed ayaa loogu tala galay in ay ku afuraan haweenkan inta lagu gudo jiro bisha barkeysan Ramadaan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here