Deeq raashiin ah oo Baladweyne loogu qeybiyay 200 oo Qoys

0
678

Baladweyne (Radio Beerlula)-  Gudoomiyaha Dhaliyarada Hirshabele iyo qaar kamid ah dhaliyarada gobolka hiiraaaan ayaa Deegaanka Ceeljaalle ee duleedka Magaalada Baladweyn ugu qeeybiyay 200 oo qooys Deeq raahiin ah oo aay bixisay hay,ada caawi walaalka

Deeqdan ayaa loo qeeybiyay Qooysaska kabarakacay fataahaaada uu wabiga shabellelle  ka geeystay magaalada

 

Gudoomiyaha Dhaliyarada Hirshabele Maxamad Cabdullaahi Buraalle iyo qaar kamid ah dhaliyarada gobolka hiiraaaan ee ka qebqaatay bixinta gargaarkan ayaa kawaramaya waxyaabaha aay isugu jirto deeqdan.

Qaar kamid ah dadka ka faa,ideeystay deeqdan ayaa ka mahaceliyay

Sawiro

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here