Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay Bulshada Xaafadda Buulow ee Magaalada Xudur.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa Deeqa Raashiin ah oo iskuga jirta Bur,Bariis, iyo sonkor gaarsiiyay In kabadan 215-Qoysas  ah oo ka mid ah Bulshada Xaafadda Buulow ee saameynta uu ku yeeshey Roobabkii dhowaan ka da’ay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.