Deeq raashiin ah oo qoysas loogu qeybiyay duleedka Kismaayo

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Towfiiq Walfare ayaa deeq Raashiin ah u qaybisay 500 oo qoys kuwaas oo kusoo barakacay deegaanada Waqooyi ee magaalada Kismaayo.

waxa goobjoog ahaa madasha deeqda lagu qeybinayey gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland Cali Aadan Cali iyo mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Towfiiq Walfare.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi