Deeq raashiin oo la gaarsiiyay Aabo Soomaliyeed oo ku xanuunsan magaalada Kismaayo.

0
135

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ururka Soyho qeybtiisa magaalada Kismayo ayaa deeq raashiin ah oo afurin gaarsiiyay Maxamed Baarow Aamin oo ah Aabe Soomaaliyeed oo la xanuunsan Buro uga soo baxady caloosha.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi