Deeq raashin ah oo Baladweyne loogu qeybiyay qoysas danyar ah.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Deeq raashiin ah gaarsiiyey qaar kamid ah qoysaskii ka barakacay fatahaada Magaalada Baladweyne.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis Sokor  Caano iyo Saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.