Deeq raashin ah oo deeganka daaru salaam loogu qeeybiyay qoysas danyar ah.

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )- Maamulka Deegaanka Daarusalaam ee duleedka magaalada muqdisho ayaa Maanta Gargaar rashiin ah u qaybiyey 400 Boqolaal Qoys oo Iskugu Jira Danyar iyo Qaxooti kuwaasi oo ku nool Degankaasi.

Deeqda gargaarka ah ayaa waxaa iska ka shaday ay’adda Qater Charity iyo maamulka degaanka Daarusalaam.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq