deeq raashin ah oo Degmada Buurdhuubo loogu qeeybiyay dad danyar ah.

0
109

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Mu’asasada Gamaandiid Foundation ayaa deeq raashin ah u qaybisay ku dhawaad 50-qoys oo danyar ah kuwaas oo ku nool  Degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Deeqdan rashiinka ah ayaa iskugu jirtay bur bariis sokor iyo saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.