Deeq raashin ah oo Hargeysa loogu qeeybiyay dad danyar ah.

0
111

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dallada Han-mideeye Foundation Ayaa Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay 40 Qoys Oo Ka Mida Ah Bulshada- Dan-yarta Ah Ee Ku Nool Xaafadda Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa taasi oo Loogu Talogalay Inay Ku Afuraan Bisha Baraykaysan Ee Ramadaan

Deeqa Raashin ah ayaa waxaa kamid ah Burburka Bariiska Sonkorta timir iyo baastada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.