Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay,ada Hormuud Salaam Foundition ayaa daahfurtay Mashruuca taakuleynta iyo afurinta bisha barakeysan ee ramadaan iyadoona maanta raashin kala duwan gaarsiisay xarunta lagu daaweeyo dadka dhimirka la Dr. Xabeeb oo ku taalo Degamada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho.
Deeqdaan raashiin ah ayaa ka koobneed Bariis , Bur , Baasto , Timir iyo Caano.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey


