Deeq raashin ah oo la gaarsiyay barakacayaal ku nool Baydhabo.

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan oo iskugu jirtay bur,bariis, sokor, baasto, iyo Saliid ayaa lagaarsiyay barakacyaasha degmada Baaydhabo.

Deeqdan ayaa waxaa iska kaashaday wasaarada gargaarka koofurgalbeed iyo xarunta gargaarka boqorsalmaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.