Deeq raashin ah oo lagu wareejiyay maamulka isbitaalka Dr Xabeeb ee Muqdisho.

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq raashin ah gaarsiisay Isbitaalka Dr Xabeeb qeybtiisa degmada Dharkenley.

Deeqda ayaa iskugu jirtay Bur bariis sokor iyo Saliid .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.