Deeq raashin ah oo loo qaybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Kismaayo.

0
53

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiiboyinka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’adda Bisha -Cas ayaa deeq raashin ah ugu qeybiyey qoysas dan yar ah oo ku nool deeganada waqooyi ee Magaalada Kismaayo

Madasha lagu qeybinayey deeqda raashiinka waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiiboyinka Jubbaland , Madax ka tirsan Hay’adda Bisha -Cas iyo qoysaskii loo qeybiyey deeqda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.