Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Baladweyne.

0
441

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan  1800 oo qoys ayaa loogu talo galay deeqdan raashinka waxana maanta ka faa’ideystay 600, oo Qoys oo danyar  ah  kuwaas oo ku kala sugan Xaafaddaha  Kooshin iyo Howlwadaag ee   magaalada Baladweyne, waxana deeqdan bixisay  Boqrtooyada Cumaan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here