Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Ciye.

0
92

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Ciye oo ka mid ah deegannada hoos taga magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa deeq raashin ah loogu qeybiyay in ka badan 100 qoys oo danyar ah.

Deeqdan loo qeybiyay qoysaskan ayaa iskugu jirtay bur, bariis, sokor iyo saliid.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here