Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanka Salaxley.

0
131

Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan 150 qoys oo ku nool deegaanka salaxley ee Somaliland ayaa looq qeybiyay deeq raashin ah oo iskugu jirta bur,bariis,sokor saliid timir iyo caano.

Deeqdan ayaa waxaa bixiyay hay’ada Life waxaana madasha lagu qeybinyay goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka socday wasaaradda arimaha gudaha Soomaliland.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.