Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Afgooye ee gobolka shabeellaha hoose.

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 600 boqol qoys ah oo ku nool degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha hoose ayaa loo qeeybiyay deeq raashiin oo ka timid hey’adda maareynta Musiibooyinka Qaranka taasi oo loogu tala galay in lagu kaalmeeyo dadka abaaruhu saameeyen.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney.