Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Xamarweyne.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deeq Raashiin ah oo iskugu jirto bu bariis saliid iyo timir ayaa la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir

deeqadan ayaa ka timid ciidanka talyaaniga waxeyna ugu tala galeen walalahood danyarta ah dadka deeqada la garsii ayaa ahay qoysas dan yar iyo agoon u badan.

Warbixintaan waxa soojeedinaydsa Xaawo Aadan Xuseen.