Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

0
122

Baladwayne ( Radio Beelula )-Cutubka taakulada Ciidamada Talyaaniga ee jooga magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin ah oo ka kooban Bariis ,Bur , Sonkor ,  iyo Saliid gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku nool deggmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Madasha lagu qeybinayey deeqda raanshiinka ayaa waxa goob-joog ahaa maamulka degmada Boondheere xirirriyaha deeqaha dowlada talyaaniga iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan Waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.