Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo garab ka helaysa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 300 oo qoys oo danyar ah oo ka tirsan qaxootiga ku nool Muqdisho.
gargaarkan lagaarsiiyey qaxootiga ayaa iskugu jira noocyada kala duwan ee Raashiinka si aay wax uku tarto noloshooda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


