Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas ku nool magaalada Ceelbaraf.

0
98

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool magaalada Ceelbaraf ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa loo qeybiyay deeq raahsiin ah oo ka timid dowladda imaaraadka carabta taasi oo loogu tala galay in lagu kaalmeeyo dadka danta yar

Dadka deeqdan loo qeeybiyay ayaa kaso barakacay deegaanka Inji oo ku yaalla gobolka Shabeellada Dhexe kadib markii xaafadihii ay daganaayeen la gubyay sabab la xiriira dagaal beeleed halkaasi ka dhacay

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.