Deeq raashin ah oo looga talo galay dadka danyarta oo lagu wareejiyay hay’adda SODMA.

0
84

Baladwayne( Radio Beerlula )-Hay’adda Maareynta Musiibooyiinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga, taas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.

Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha kuwaas oo ku nool gobolada Wadankeena hataana wajahaya xaalad adag oo dhanka nolasha ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.