Deeq raashin ah oo loogu qeybiyay 150 qoys magaalada Baydhabo

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-deeq raashin ah ayaa loo qeybiyay qoysaska danyarta ah ee ku nool magalada baydhabo ee xarunta gobolka bay kuwasoo gaaryay in ka badan 150 qoys

Deeqadan ayaa iskugu jirtay  rashiinka  noocyadiisa kala duwan sida bur bariis basto iyo saliid.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here