Baledweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa deeqraashin ah loogu qeeybiyay dad iskugu jiray danyar iyo agoon.
Deeqdan ayaa waxaa bixiyay Cutubka Taakulada Ciidanka Talyaaniga ee Soomaliya.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan


