Deeq raashiin oo Boosaaso loogu qaybiyay ardeyda Machadka indhoolayasha Al Nuur.

0
147

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ciidamada Amaanka Puntland ayaa deeq raashin oo iskugu jirto Bur, Bariis, Sokor, Saliid, Timir iyo Caano ku wareejiyay Machadka Indhoolayaasha Al-Nuur ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Deeqdan ayaa ka timid hay’adda Bisha cas ee imaraadka Carabta waxaana ay u soo wakiilatay ciidanka amaanka Puntland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.