Deeq Raashin oo la gaarsiiyay qoysas ka barakacay daadadka Magaalada Baydhabo.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga gurmadka fatahaadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kaashanaya Hay’adda Xasaani ayaa magaalada Baydhabo deeq raashin ugu qaybisay inkabadan 500-boqol oo qoys kuwaas oo sameeyn ay ku yeelatay Fatahaada El nino.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis Sokor  Caano iyo Saliid.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey