Deeq rash in ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

0
80

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysas Danyar ah oo ku nool Degmada Hawlwadaag ee Gobalka Banaadir ayaa la gaarsiiyey Deeq raashin ah oo ka timid Dowalada Talyaaniga.

Deeqdaan wax ay iskuga jirtaa Bur,  Bariis , Sonkor , saliid iyo timir.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.