Deeq waxbarasho oo la siiyay gabdhihii kaalmaha hore ka galay imtixaanka shahaadiga ee gobolka Banaadir.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed ayaa kulan gaar ah la yeeshay waalidiinta iyo saddexdii gabdhood ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad-dugsiyeedka 2024–2025.

Saddexdan gabdhood ee kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad ka galay imtixaanka ayaa heli doono deeq waxbarasho heer Dugsi Sare muddo afar sano ah, agab waxbarasho oo dhameystiran sannad dugsiyeed kasta, iyo sidoo kale deeq waxbarasho heer Jaamacadeed mustaqbalka.

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here