Deeq xoolo ah oo loo qeybiyay qoysaska danyarta ee ku nool kaammanka barakacayasha Burco.

0
187

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada EWADA ayaa magaalada burco dad barakacayaal ah ugu qeybisay deeq xoolo nool ah oo loogu talagalay ineey isticmaalaan inta lagu jiro maalmaha ciidda

Madasha lagu qeybinaayey xoolaha udxiyada waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiinta hay’ada EWADA maamulka magaalada burco iyo qeybaha kala duwan bulshada

Warkan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here