Deeqa daawo ah oo la gaarsiiyay isbitaalka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka isbitaalka Dagmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud ayaa Wasaaradda Caafimaadka Galmudug kala wareegay Deeqa daawooyIin ah oo loogu talagalay in lagu Daaweeyo Bukaanada jiifa isbitaalka.

munaasabadda lagu wareejinayay Deeqda Daawada ah waxaa goob joog ka ahaa maamulka isbitaalka, odayaasha dhaqanka , Haweenka,  dhalinyarada iyo qaybaha kale ee Bulshada Degmada Cèeldheer.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.