Degmada Beledxaawo oo laga dhagax dhigay dhismaha isbitaal cusub

0
143

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Beledxaawo iyo Ganacsatada ayaa siwada jir ah u dhagax dhigay dhismaha isbitaalka dhimirka kaasi oo lagu dhisayo si is-xilqaan ah.

munasabada dhagax dhiga waxa ka qeyb galay gudoomiyaha degmada Balad-xaawo Shire Abdull Keynaan iyo qaar kamid ah Ganacsatada magaalada

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here