Degmada Doolow oo laga daah-furay mashruuc cunno qeybin ah.

0
53

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland Axmed Xassan Cumar ayaa degmada Doolow ee gobolka Gedo uku qeybiyey deeq raashiin ah 500 qoys oo danyar ah oo saameeysay abaarta kudhufatay dalka.

deeqda raashinka ah ayaa waxaa iska kaashaday hay’ada tadaamun iyo wasaarada gargaarka Jubbaland waxana madasha lagu qeybinaayey goobjoog ahaa mas’uuliyiin katirsan wasaarada gargaarka jubbaland iyo madax kasocotay hay’adda tadaamun.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.