Degmada Kaaraan oo laga dhagaxdhigay wado Interlock ah

0
47

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa dhagaxdhigay dhismaha wadada masjidka Xaaji Lameer ee waaxda Wajeer.

Wadadan ayaa laga dhigayaa mid interlock ah maadama ay hada gaadiidka dhib ku qabaan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan