Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dagmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaaa Si Rasmi ah looga daahfurmay Is Diiwaangelinta Dadweynaha Doorashada Qof Iyo Codka Ah
Waxaa kasoo Qeyb Galay Munaasibada Daahfurka is Diiwaangelinta Masuuliyin Katirsan Mamulka Dagmada Xildhibaano Iyo Wasiiro Gudiga Doorashoyinka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada magaladasi
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahro Ibraahim Dhicisoow.


