Dekedda shidaalka iyo Gaasta ee Berbera oo xariga laga jaray.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xariga ka jaray dhismaha dekedda shidaalka iyo Gaasta oo lagahirgaliyey magaalada Berbera oo si casri ah loo dhisay

Munaasabada xariga Jarka ayaa waxa kasoo qeyb kalay xubno kamid ah wasiirada maamulka Somaliland taliyaasha ciidanka bada maamulka Somaliland ganacsato iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi