Dhaca taleefoonada oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Afarta xaafadooda ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa bilihii la soo dhaafay ku soo batay dhaca loo geysto bulshada gaar ahaan xiliyadda habeenkii.

Kooxaha tuugada ayaa inta badan bulshada ka dhaca taleefoonnada iyo agabyada kale ee ay watan xiliyadda ay ku sii jeedan guryahooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.