DHAGEYSO: Gaadiidka yaryar ee dhaweeyaha oo ku soo batay Baladweyne iyo shaqo abuur laga helay

0
524

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo badanaya gaadiidka yar yar ee dhaweeyaha iyadoo fursado shaqo ay ka heleen dhalinyaro badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here