DHAGEYSO: Haweenka Jowhar oo bilaabay olole biyo xireeno loogu sameynayo webiga shabeelle

0
279

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qaar ka mid ah haweenka ku nool magaalada Jowhar ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa bilaabay olole biyo xireeno loogu sameynayo webiga shabeelle.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here