Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Cilmi Cawaale oo ku sugan magaalada Baladweyne islamarkana u waramay idaacadda Beerlula ayaa sheegay in durufo dhanka nolosha ay heysto dad ku soo barakacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.