DHAGEYSO: Warbixin ku saabsan nin dhalinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo nolosha reerkiisa ka dabara kireynta baaskiilada

0
375
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxamed Cabdi Xawaad oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa in muddo ah nolosha reerkiisa ku mareeya kireynta baaskiilada.

Maxamed ayaa Radio Beerlula u sheegay inuu ku faraxsan yahay shaqadan uu hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here