Dhalinyarada abuuranaya fursadaha ganacsi oo ku soo badanaya Baladweyne

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)- Si noloshooda u mareeyaan dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana markii hore heysan fursado shaqo ayaa hadda abuurtay fursado ganacsi iyagoo shiida nuucyada kala duwan ee cabitaannada.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.