Dhalinyarada baahiyaha gaarka ah qaba ee Dhuusamareeb oo codsaday in laga qeybgeliyo dhismaha ururka dhalinyarada magaaaladaaasi

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xili Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada mamulka Goboleedka Galmudg ku nool yihiin dhalinyaro badan oo nafaa ayaa waxa ay dalbadeen dhalinyaradaasi in laga qeyb galiyo dhismaha ururka dhalinyarada caasimada oo xubno matala kuyeshaan.

Dhalinyardaan oo ah kuwa baahiyaha gaarka qabo ayaa heysan tageero dhalinyarada kale ay ka helaan balse rabo in ay helaan tagreeo loo sameyo kuwa baahiyaha gaarka qabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.