Baladwayne ( Radio Beelula )-Wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-ka bishan si rasmi ah dalka looga mamnuuci doono aaladaha TikTok ,Telegram iyo 1 xbet .
Go’aankan ayaa waxaa si weyn uga soo horjeestay dhalinyarada Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.