Dhalinyarada Baladweyne oo looga digay isticmaalka waxyabaha maanka dooriya

0
287
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka degmada Baladweyne ayaa waalidiinta iyo macaliiminta ka dalbaday inay dhalinyarada ka ilaaliyaan waxyabaha maankadooriya.

Guddoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde oo u waramay Radio Beerlula ayaa digniin u diray dadka iibiya waxyabaha maanka dooriya.

Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here